HomeAll newsOdayaasha Dhaqanka Sh-Dhexe oo ka Hadlay Dhulboobka ka Socda Muqdisho.

Odayaasha Dhaqanka Sh-Dhexe oo ka Hadlay Dhulboobka ka Socda Muqdisho.

Warbaahinta Islaamiga ah Al-Furqaan ayaa waraysi la yeelatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaasoo aan ka wareysannay dhul boobka ka socda magaalada Muqdisho.

Nabadoonnada ay wareystay warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan waxay kala yihiin Nabadoon Mukhtaar Xooshow Xasan iyo Nabadoon Cabdulqaadir Macallin Nabadoon Buuxow.

Wareysi Dhulboobka Muqdisho

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular