Habeenkii xalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay weeraro safballaaran ah ku qaadeen, xeryaha ay askarta Shisheeye iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ay ku keeyihiin Sh-hoose.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weeraro safballaaran ah waxa ay ku qaadeen, xeryaha ay askarta Uganda ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo duulay dalka iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin, garoonka magaalada Baraawe, degaannada Buurcolow, Ambareeso, iyo degmooyinka Jannaale iyo Buulomareer oo dhammaan kawada tirsan gobalka Sh-hoose-
Illaa iyo hadda ma aanan helin tafaasiil dheeraad ah oo ku aaddan dagaalladaan xalay ka dhacay Sh-hoose.