HomeAll newsSarkaal Katirsan Dowladda Federaalka oo Qiray in Ciidankooda Furimaha Kasoo Firxanayaan.

Sarkaal Katirsan Dowladda Federaalka oo Qiray in Ciidankooda Furimaha Kasoo Firxanayaan.

Sarkaal katirsan maxkamadda ciidanka ee Dowladda Fedaraalka ayaa walaac ka muujiyay, maandooriyaha ay isticmaalaan askartooda.

Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cabdulahi Abukar, ayaa isagoo la hadlayay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka waxa uu soo hadal qaaday, maandooriyaha ay askarta isticmaalaan.

Waxa uu sidoo kale xusay in ciidanka ay ka dhex jirto amar diido, taas oo qeyb ka ah nidaam la’aanta ka dhex jirta Dowladda Fedaraalka.

Maadaama ay askartu kasoo firxadeen goobo badan oo ay isku fara saareen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka, ayuu sarkaalkaani sheegay in taasi ay tahay mid aan habooneen.

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular