HomeAll newsDowladda Fedaraalka oo Lagu Eedeeyay Burburinta Masjid ku Yaalla Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka oo Lagu Eedeeyay Burburinta Masjid ku Yaalla Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka ayaa la sheegay iney burburin rabto mid kamid ah masaajidda ku yaalla magaalada Mqudisho.

Masjidkaan oo ku yaalla xaafadda Kalluunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay dadka halkaasi ku dhaqan sheegayaan, in Dowladda Fedaraalka ay wado qorshe ay ku burburineyso Masjidka.

Waxa ay tilmaameen in Masjidka dhismisiisa la billaabay 1993-dii, illaa iyo haddana ay ku cibaadeysanayeen dadka xaafadda, ayna wax ku baran jireen ardayda iyo dadka degaanka.

Halkaan ka Degso Warka Masjidka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular