Dalka Suudaan waxaa wali ka soconaya dagaallada culus ee udhexeeya maleeshiyaadka RSF iyo kuwa xukuumadda Suudaan.
Maleeshiyaadka RSF oo go’doomiyay tuulooyin badan oo ku taalla dalka Suudaan ayaa waxa ay xasuuq ugeysteen dad shacab ah.
In ka badan 50 ruux oo shacab ah ayaa lasoo warinayaa iney dileen maleeshiyaadka RSF halka ay dhaawaceen in ka badan 200 oo kale.