Waxaa buuq dhaliyay Map ay faafisay wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Dowladda Federaalka, oo ku saabsanaa maamul goboleedyada ka jira dalka.
Mapka ayaa meesha ka saaray maamulka Hir Shabeelle, isagoo ka dhigay labo gobol oo kala duwan, halka Galkacyana uu ku sheegay deegaano ku mursanyihin maamullada Puntland iyo Galmudug.