Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen rag katirsan Amniyaadka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa waxa ay ku beegsadeen askari katirsan ciidanka daacadda u ah Mareykanka ee Bangaraaf.
Suleymaan Xasan oo katirsan ciidanka Bangarafta ee uu Mareykanku tababartay ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dileen, howlgalkaan oo si gaar ah kaga dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Geesta kale weerar kamiin ah ayaa kolonyo katirsan ciidanka Kenya lagula beegsaday, degaan katirsan gobalka Mandheera ee dhulka NFD.
Weerarkaan ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la beegsadeen, kolonyo katirsan askarta Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Dhamase ee degmada Lafeey, oo kamid ah gobalka Mandheere ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Kenya, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh oo gaaray Kenyanka.