Iskaashatada Dhegxaanta ka shaqeysta ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dhul iyagu leeyihiin ay boobayaan shakhsiyaad ganacsato ah oo Dowladda Federaalka is ogyihiin.
Waxay tilmaameen in dhul dhawaan uu Xasan Sheekh dhagaxdhigay oo ku yaala Muqdisho, isalamrkaana sheegay in xaafado laga dhisi doono ay iyagu leeyihiin, laakiin loo xoog sheeganayo iyadoo awood loo isticmaalayo.