HomeAll newsCali Maxmed Geedi oo Qiray in Dagaal Beeleedyadu ay Dib Ugu soo...

Cali Maxmed Geedi oo Qiray in Dagaal Beeleedyadu ay Dib Ugu soo Cusboonaadeen Dalka.

Cali Maxmed Geedi, oo ah ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladdii kumeel gaarka ah, ciidamada Itoobiyana kusoo hogaamiyay Muqdisho, ayaa ka marqaati kacay in dagaal beeleedyadu ay dib ugu soo cusboonaadeen dalka.

Wuxuu sheegay in aanu jirin gobol kamid ah Soomaaliya oo aanu xilligan dagaal qabiil ka socon, cida ababuleysa colaadaasina ay Siyaasiyiintu yihiin.

Halkaan ka Degso Warka Cali Maxamed Geedi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular