HomeAll newsDowladda Fedaraalka oo Lacago Horleh kusoo Rogtay Bulshada Muqdisho.

Dowladda Fedaraalka oo Lacago Horleh kusoo Rogtay Bulshada Muqdisho.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa cabasho horleh ka muujiyay, lacago xad dhaaf ah oo ay kusoo rogtay Dowladda Fedaraaalka.

Waxa ay sheegeen in Dowladda Fedaraalka ay gurigiiba kusoo rogtay lacag dhan 4000 oo dollar.

Horay ayay sheegeen in lacago looga qaadayay waxna loogu qaban, haddana ayba billaabeen iney xoog dadka uga qaadaan lacagta.

Dad aan heysan lacagta la weydiiyay ayay sheegeen iney ka xeysteen ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Baadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular