Dilka wiinkaan oo da’diisa lagu sheegay 18 sano, ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Columbus oo katirsan gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.
Rag hubeysan ayaa la sheegay iney toogteen wiilka dhalinyarada Soomaaliga ah ee ku sugnaa dalka Mareykanka, kaas oo lagu magacaabi jiray Maxamed C/raxmaan.
Wararka qaar ayaa sheegaya, in kooxo looga shakisan yahay dilka wiilka dhalinyarada ah lagu arkay qabuurihii lagu aasayay, taas oo cabsi ku reebtay dadka Soomaalida ah.