Safiirka Dowladda Federaalka u fadhiya dalka Yemen, oo dhawaan ku xigeenkiisa uu ku eedeeyey inuu boobay hantidii safaaradda, ayaa si kulul u beeniyay arintan.
Cabdullaahi Shuuriye ayaa sheegay iney waxba kama jiraan tahay warka lagu baahiyay baraha bulshada ee sheegaya in isagu boobay qalabkii yaalay safaaradda Dowladda Federaalka ee magaalada Cadan.