Kooxo hubeysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay dilal ka geystay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Soomaaliland.
Dilalkaan ayaa waxa ay habeen hore ka dhaceen xaafado katirsan magaalada Hargeysa, kadib markii kooxo hubeysan ay rasaas huwiyeen dad ku sugnaa xaafadahaas.
Masuuliyiin katirsan xibsiga mucaraadka ah ee Wadani ayaa maamulka uu hogaamiyo Muuse Biixi iyo xisbigiisa kulmiye ku eedeeyay, iney masuul ka yihiin dilalka ka dhacay magaalada Hargeysa.
Waxay kaloo sheegeen in ciidamo katirsan sirdoonka maamulka la baxay Soomaaliland ay qeyb ka ahaayeen rabshadaan, ayna dileen 1 qof.
Halkaan ka Degso Warka Hargeysa