HomeAll newsFaarax Macallin: Soomaaliya Waxaan Qaad ka ahayn Kuma Heysato Kenya. .

Faarax Macallin: Soomaaliya Waxaan Qaad ka ahayn Kuma Heysato Kenya. [Dhagayso].

Faarax Macallin oo horey usoo noqday gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka Kenya, hadana ah xillibaan katirsan baarlamankaas, ayaa sheegay in Kenya ay faa’iido ku heysato Soomaaliya, taas bedelkeeda aaney Soomalaiya wax faaiido ah ku heysanin dalkan.

Wuxuu sheegay in booqllaal malyan oo doollar ay Kenya kasoo xareyso dalka Soomaaliya, taas bedelkeedana ay Soomalaiya u dhoofiso keliya maandooriyaha qaadka, oo aaney jirin wax faaiido ah oo uu leeyahay, inuu dhibaato yahay mooye.

Isagoo sii hadlayay ayuu sheegay Faarax Macallin, in badeecadaha ay dooneyso Kenya iney geyso Soomaaliya ay si fudud kaga gudbiso xadka, halka aaney ogoleyn in Soomaaliya ay badeecado kasoo galaan.

Halkan kala deg

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular