Qaar kamid ah dadka kunool deegaananda Wuqooyi galbeed Soomaaliya ee uu ka arimiyo maamulka labaxay Soomaaliland, ayaa dhaliil u jeediyay Muuse Biixi, oo ay tilmaameen inuu yahay qof ka shaqeeya isku dirka qabaa’ilka walaalaha ah ee halkaasi dega, todobada sano ee uu xilka hayana aaney jirin wax wanaagsan oo uu qabtay.