Kulan wada tashi ah oo ay barbar socotay dowra diini ah islamarkaana qaatay muddo todobaad ah, ayaa qeybo kamid ah gobolka Hiiraan wuxuu ku dhexmaray beesha Kulmis oo ka kooban 5 juffo oo katirsan qabiilweynaha Baadicadde.
Kulanka oo ay kasoo qeybgaleen odayaasha dhaqanka beesha iyo masuuliyiinta Wilaayada Hiiraan, ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah, oo ay kamid tahay in beeshu garab taagantahay halganka ka socda Soomaaliya, ee looga soo horjeedo Shisheeyaha