Feysal Cali Waraabe, oo kamid ah siyaasiyiinta maamulka labaxay Soomaaliland, xilligana u tartamaya qabashada masuuliyadda maamulakas, ayaa nimco Alle siiyay ku tilmaamay heshiiskii xaaraanta ahaa ee dhexmaray Muuse Biixi iyo Abiy Axmed.
Waxa uu kaloo tilmaamayaan inay dhamaato cadaawdii ka dhexeysa Soomaalida iyo Itoobiya, haddii ay yihiin maamulka Soomaalialnd, isagoo tilmaamay in Soomaalida gumeysiga kujirta ee Soomaaligalbeed iyo NFD ay ka fiicanyihiin SOomalaida inteeda kale.