Xillibaannada Maamulka labaxay Puntland ku matala labada aqal ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa kulan ay yeesheen waxay kaga hor yimaadeen Dowladda Federaalka iyo tallaabooyinkii ay qaaday.
Waxay sheegeen inaysan ogoleyn isbedel lagu sameeyay dastuurka kumeelgaarka ee Dowladda Federaalka, iyago dhanka kale ka horyimid heshiisyada uu Xasan Sheekh la galay Masar iyo TUrkiga.
Kulan ay isugu yimaadeen qodobo kasoo baxay, ayaa waxaa warbaahinta u akhriyay mid kamid ah Xillibaannada.