Kalluumeysatada degaanka Garracad ee gobolka Mudug, ayaa sheegay iney dhibaatooyin ba’an badda Soomaaliya ku hayaan maraakiib Shisheeye, kuwaasoo guranaya kheyraadka.
Maxamed Qeyliye, oo kamid ah kalluumeystada deegaanka Garracad, 30 sanana badda ka shaqeynayay, wuxuu kaga hadlayaa dalalka xaalufinaya kheyraadka badda. Codka labaad wuxuu kaga hadlayaa nooca dhibaato ee ay geysanayaan maraakiibta Shisheeyha.