HomeAll newsAgaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada Villa Somalia oo Is Casilay.

Agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada Villa Somalia oo Is Casilay.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Federaalka ee Villa Soomaliya, Cabdi-Qaadir Cali Dige, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii agaasinnimo, sababo ku aadan khilaafaad soo kala dhexgalay isaga iyo Madaxtooyada.

War qoraal ah uu soo saaray Dige, wuxuu ku sheegay in isagu ahaa ninkii qaaday olole ballaaran oo dhanka warbaahinta ah, kaasoo lagu xayaysiinayay madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxmuud.

Tallaabada uu isku casilay Cabdi Qaadir Cali Dige, ayaa ka tarjumeysa khilaafka iyo is heysadka ka dhex taagan dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxmuud, oo xilligan wajaheysa caqabado siyaasadeed oo waaweyn.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular