HomeAll newsFiqi oo ku Celiyay in ay Suuragal Aheyn Rarida Safaaradda Itoobiya ee...

Fiqi oo ku Celiyay in ay Suuragal Aheyn Rarida Safaaradda Itoobiya ee Madaxtooyada

Wasiirka arimaha dibadda Dowladda Federaalka, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markale ku celiyay in xilligan aaney safaaradda Itoobiya ka rari karin madaxtooyada.

Wuxuu sheegay in marka uu dhinac u dhaco arinta la xiriirta khilaafka Dowladda Federaalka iyo Abiy Axmed, ay safaaradda Itoobiya ka rari doonaan Madaxtooyada.

Dadka falanqeeya arimaha siyaasadda ayaa astaan muujineysa in dalka Soomaaliya gumeysi ku jiro ku tilmaama, in safaaradda Itoobiya ay dhex degantahay madaxtooyada, xilli Dowladda Federaalka ay ku faanto iney tahay dowlad madax banaan.

Halkaan ka Degso Warka Fiqi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular