HomeAll newsTaliska Ciidamada Al-Shabaab oo Warar kasoo Saaray Weerarkii Xalane.

Taliska Ciidamada Al-Shabaab oo Warar kasoo Saaray Weerarkii Xalane.

Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saaray Bayaan uu kaga hadlayo, khasaaraha ka dhashay weerar madaafiic ah oo maanta lagu garaacay Xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ay shisheeyuhu ku leeyihiin Soomaaliya.

”Inta aan xaqiijinay, waxaa cadawga halkaas uga dhintay saraakiil saliibiyiin ah oo isugu jirta caddaan iyo madoow, kuwaas oo xilal sare ka hayay hay’adaha iyo ururada kuffaarta ah ee isku soo bahaystay gumeysiga dadka Soomaaliyeed iyo la dagaalanka shareecada Allaah.” ayaa lagu yiri bayaanka.

Warar hordhac oo horay loo baahiyay ayaa sheegayay, in duqeynta ay ku dhinteen 3 ruux oo caddaan ah, kanatirsanaa ahaa shaqaalaha Qaramada Midoobay, iyo 2 askari oo Ugandhees ah, halka ay ku dhaawacmeen labo askari oo kamid ah ciidamada Uganda ee duullaanka ku jooga Soomaaliya.

Halkaan ka Degso War-saxaafadeedka Weerarkii duqeynta ee Xerada Xalane

Halkaan ka Degso Bayaanka oo PDF ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular