Munaasabad ka dhacday degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubad-dhexe ayaa waxaa loo qabtay, haween ka qalin fulay machadka Taajul-Waqaar ee faraciisa degmada Saakow.
Haweenka qalin fulay ayay tiradoodu aheyd 25, waxa ayna barteen culuum kala duwan, waxaana munaasabadda ka qeyb galay oo warbixintaan inooga diyaariyay wariyaheena Maxamed Sheekh Cali.