HomeAll newsXillibaannada Kasoo Jeeda Maamulka Jubbaland oo ku Wajahan Kismaayo.

Xillibaannada Kasoo Jeeda Maamulka Jubbaland oo ku Wajahan Kismaayo.

Xilibaannada baarlamaanka Dowladda Federaalka ee kasoo jeeda deegaannada uu ka arimiyo maamulka Jubbaland, ayaa sheegay iney aqbaleen shirkii uu ku baaqay Axmed Madoobe.

Xillibaan Xasan Firimbi ayaa sheegay, in inkabadan 40 xillibaan ay dhawaan aadi doonaan magaalada Kismaayo, si ay wadatashiyo ula soo yeesheen maamulka Jubbaland.

Wuxu kaloo sheegay in ciddii xillibaannadooda u diida iney ka dhoofaan garoonka diyaaradaha, ay iyadu qaadi doonto wixii ka dhasha.

Dhawaan ayaa Axmed Madoobe, wuxuu warqad uu soo saaray xillibaannada Dowladda Federaalka ee maamulkiisa matala, wuxuu ugu baaqay iney Kismaayo yimaadaan.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular