HomeAll newsSheekh Abuu Cubeyda oo ku Baaqay in Loo Midoobo Dagaalka Itoobiya. .

Sheekh Abuu Cubeyda oo ku Baaqay in Loo Midoobo Dagaalka Itoobiya. [Warbixin].

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib, ayaa baahisay kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo Sheikh Axmed Cumar Abuu Cubeyda, taasoo lagu gorfeeyay damaca Itoobiya ee la xiriira qabsashadda dhulka iyo badda Soomaaliya, iyo waxa uu salka ku hayo damacaas.

Kalimadan oo la dhageysan karo kudhawaad 45 daqiiqo, wuxuu Sheekh Abuu Cubeyda si xeeldheer uga hadlay, dagaalka iyo colaadda ka dhexeysa Muslimiinta Soomaaliyeed iyo Nasaarada Xabashida ee dega dalka Itoobiya.

Amiirka ayaa ugu baaqay umadda Soomaaliyeed iney u midowdo dagaalka ka dhanka Itoobiya, ee looga difaacayo badda iyo berriga Soomaaliyeed ee ay duulaanka ku yihiin Xabashida.

Halkan kala deg Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular