Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa 2 dhalinyaro Soomaali ah oo dil isugu geystay, magaalada Columbus ee dalka Mareykanka.
Boliska dowladda Mareykanka ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen, nin ay sheegeen inuu dilka geystay.
Kolkii hore waxaa wiilka dhalinyarada ah soo gaaray dhaawac halis ah, waxaana muddo uu isbitaalka ku jiray kadib uu ugeeriyooday dhaawacii soo gaaray.