HomeAll newsMaamulka Puntland oo Garacad ku Weeraray Dad Kalluumeysato ah.

Maamulka Puntland oo Garacad ku Weeraray Dad Kalluumeysato ah.

Habeenkii xalay ciidamo katirsan maamulka la baxay Puntland ayaa waxa ay weerar ku qaadeen, kalluumeysato ka howlgasha xeebaha magaalada Garacad ee gobalka Mudug.

Matooro ay lahaayeen kalluumeysatada ayaa la sheegay iney ciidanku qaateen, waxayna kalluumeysatadu sheegeen in iyagoo lacago canshuur ah laga qaado hadana aysan xurnimo heysan.

Mid kamid ah kalluumeysatada ayaa sheegay, in eed ay laheyn dusha loo saarinayo, weerarkii xalayna lagu dhacay matooro ay lahaayeen.

Halkaan ka Degso Warka Kalluumeysatada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular