Badqabka Cuntada
Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada { DHAMEYSTIRAN}
Barnaamijka Badqabka Cuntada waa barnaamij taxane ah oo ay billowday idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, kana kooban 18 xalqo, islamarkaana ka qeybgalayaan aqoonyahanno, dhakhaatiir, culimo iyo waxgarad, waxaana looga hadlayaa ahmiyadda ay leedahay badqabka...