Barnaamijyo Gaar Ah
Barnaamijka Isma Bedesho Diintuye Aadmiga Dayooba. [Dhameystiran].
Barnaamijka Isma Bedesho Diintuye Aadmiga Dayooba, waa mid kamid ah barnaamijyada ugu muhiimsan ee kabaxay Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana uu soo gudbinayaa xaqiiqda ah in Diinta Islaamka aaney marnba isbedelin, ee dadka u adeegaya...
Barnaamijka Taariikhda Dagaal Oogayaashii Muqdisho. [Dhameystiran].
Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij taxane ah oo 10 qeyb ka kooban kana hadlaya taariikhda dagaal oogayaashii Muqdisho ee la baxay (Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada) ee Mareykanka u shaqeynayay.
Maxaa...
Barnaamijka Umaduhu Waa Akhlaaq. [Dhameystiran].
Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamij taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka...
Barnaamijka Muhiimadda Adkaarta. [Dhameystiran].
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa diyaarisay barnaamij gaar ah oo ay ku eegeyso muhiimadda Adkaarta iyo faa’iidada ay u leedahay nolosheena, waxaana barnaamijkan ka qeybgalaya qaar kamid ah Culimada Diinta Islaamka.
Barnaamijka Islaamka iyo Xisbada. [Dhameystiran].
Hay’adda Xisbada, waxay kamid tahay tiirarka udub dhexaadka u ah Dowladda Islaamiga ah iyo maamul kasta oo dastuurkiisu yahay Shareecada Islaamka, waxaana dowladihii soo maray Muslimiinta ay ihtimaam gaar ah siinayeen hay’adan iyo shaqadeeda.
Idaacadda...