Taariikhda Islaamka
Barnaamijka Taariikhda Filastiin. [Dhameystiran].
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij mug weyn oo ka hadlaya taariikhda Falastiin kaasoo ka kooban 25 qeybood kana qeyb galayaan mas’uuliyiin, aqoonyahano iyo culimo.
Barnaamijka Shirqoolka Gaalada. [Dhameystiran].
Barnaamijka Shirqoolka Gaalada, waa barnaamij ka kooban 24 xalqo oo kamid ah barnaamijyada Ramadaaniga ah ee kabaxay Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, wuxuuna si qota dheer usoo gudbinayaa tallaabooyinka qarsoon ee ay gaaladu ku shirqoolayaan Muslimiinta.
Barnaamijka Ilbaxnimadu Waa Islaamka [Dhameystiran]
Xilligan aynu noolnahay waxaa mugdi badni ka jiraa mafhuumka Ilbaxnimada ama Xadaarada, reer galbeedka ayaa maadada u arka iney tahay halbeega rasmiga ah ee Xadaarada, halka Islaamkana uu Xadaaradda iyo Ilbaxnimadu ku qiimeeyo miizaanka...
Barnaamijka Al-Xayaatu Macal Qur’aan (DHAMEYSTIRAN)
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa Ramadaankan sanadka 1442-da hijriyada waxay qabaneysaa barnaamij ka hadlaya arimaha Qur’aanka kariimka.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya culimo, masuuliyiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuna suurad cad ka...
Barnaamijka Taariikhda Al-Xuruubu Saliibiyah.
Taariikhda Al-Xuruubu Saliibiyah, waa barnaamij taxane ah oo ka baxay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan Ramadaanka 1441-da hijriyada, waxaana barnaamijkan oo ay ka qeybgalayeen Aqoonyahanno iyo Culimo Soomaaliyeed looga qiseynayaa mid kamid ah waqtiyadii ugu adkaa...